RW Khayre oo booqday Safaarada Soomaaliya ku leedahay Magaalada Doxa (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo magaalada Dooxa booqasho ku jooga ayaa maanta booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa safaaradda ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Qatar, waxaana ay uga … Continue reading RW Khayre oo booqday Safaarada Soomaaliya ku leedahay Magaalada Doxa (Sawirro)